R/Wasaare Kheyre oo booqday Xarumo Garawe kuyaala (Daawo Sawirada)

Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo magaalada Garowe ku tegay socdaal shaqo oo maalma ku joogi doono deegaannada ay ka koobantahay Puntland ayaa maanta booqday xarumaha wasaaradaha dawlad gobaleedka Puntland. Madaxweynaha dawlad gobaleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Ra’iisul Wasaaraha XFS Soomaaliya geeyay qaar kamid ah xarumaha wasaaradaha si uu … Continue reading R/Wasaare Kheyre oo booqday Xarumo Garawe kuyaala (Daawo Sawirada)